MAALINTA EPIC 3

(HAGAAJINTA JIDKA LOO MARO DARYEELKA EE BUKAAN-SOCODKA & QOYSASKOODA)

JIMCAHA (BACDA DUHUR) 25KA JUULAY 2008

2.00pm – 5.00pm

Vestry Hall, 2 Burngreave Road, Burngreave, Sheffield, S3 9DD

WAXA KA HADLI DOONA:

WAXA KA HADLI DOONA:

  1. Melba Wilson, National Director for the Delivering Race Equality Programme

  2. Kevan Taylor, Chief Executive Sheffield Care Trust

  3. Saeed Abdi, Manager, Somali Mental Health Project

  4. Rashna Hackett, Race Equality Lead: North East Yorkshire and the Humber Regional CSIP

UJEEDADA EPIC 3:

  1. HAGAAJINTA DURUUFAHA AY LA KULMAAN DADKA QAATA ADEEGGA CAAFIMAADKA MAANKA

  2. IN LAGA GARGAARO DADKA HEILTAAKA ADEEGGA MARKAY U BAAHAN YIHIIN

  3. IN LADABOOLO BAAHIYAHA IYO KUWA BULSHO EE LOO-ADEEGAYAASHA IYO QOYSASKOODA

  4. HUBINTA INAY KAALMAHA CAAFIMAADKA MAANKU BIXIYAAN ADEEG KU HABBOON BAAHIYAHA BEESHA SOMALIYEED

FADLAN KA SOO QAYB GAL QADADA IYO AQOON IS WEYDAARSI CAAFIMAADKA MAANKA KU SAABSAN FADLAN LA SOO XIDHIIDH EMMA TEL: 0114 275 8556

This document was last modified on 2008-07-07 22:57:35.