(HAGAAJINTA JIDKA LOO MARO DARYEELKA EE BUKAAN-SOCODKA & QOYSASKOODA)
JIMCAHA (BACDA DUHUR) 25KA JUULAY 2008
2.00pm – 5.00pm
Vestry Hall, 2 Burngreave Road, Burngreave, Sheffield, S3 9DD
WAXA KA HADLI DOONA:
WAXA KA HADLI DOONA:
Melba Wilson, National Director for the Delivering Race Equality Programme
Kevan Taylor, Chief Executive Sheffield Care Trust
Saeed Abdi, Manager, Somali Mental Health Project
Rashna Hackett, Race Equality Lead: North East Yorkshire and the Humber Regional CSIP
UJEEDADA EPIC 3:
HAGAAJINTA DURUUFAHA AY LA KULMAAN DADKA QAATA ADEEGGA CAAFIMAADKA MAANKA
IN LAGA GARGAARO DADKA HEILTAAKA ADEEGGA MARKAY U BAAHAN YIHIIN
IN LADABOOLO BAAHIYAHA IYO KUWA BULSHO EE LOO-ADEEGAYAASHA IYO QOYSASKOODA
HUBINTA INAY KAALMAHA CAAFIMAADKA MAANKU BIXIYAAN ADEEG KU HABBOON BAAHIYAHA BEESHA SOMALIYEED
FADLAN KA SOO QAYB GAL QADADA IYO AQOON IS WEYDAARSI CAAFIMAADKA MAANKA KU SAABSAN FADLAN LA SOO XIDHIIDH EMMA TEL: 0114 275 8556
Logged in users of the website can add comments to this page.
Login to this site if you'd like to add a comment. Sign-up for an account if you are not currently a member.